Folder presenting the project ”User Influence in Forensic Psychiatric Care” in Somali.

kr

Beskrivning

Folder presenting the project ”User Influence in Forensic Psychiatric Care” in Somali
Dadka daryeelka dhimirka ku xukuman saamaynta ay ku leeyihiin daryeelkooda 

Dadka ku xukuman daryeelka dhimirka badanaa wax saameyn ah kuma laha daryeelkooda. In badan waxay iyana ka xishoodaan inay ka warramaan waxyaalihii la soo gudboonaaday. Hawlo ayaa laga wadaa xarumaha dalka ee caafimaadka dhimirka dadka xukuman si bukaanka looga qeybgaliyo daryeelka, hase ahaatee waxaa suuragal ah in la kordhiyo saameynta bukaanku uu ku yeesho daryeelkiisa. Sidaas darteed ayuu Iskaashiga Qaranka ee Caafimaadka Dhimirka (NSPH) u billaabay mashruuc saddex sano soconaya, kharashkiisana laga bixinayo Sanduuqa Guud ee Dhaxaltooyada,
oo diiraddiisu saaran tahay daryeelka dhimirka dadka xukuman.

Ujeeddadu waxay tahay
• in la kordhiyo fursadaha bukaanka ay saameynta ugu yeeshaan daryeelka rugaha caafimaadka
• in la kordhiyo fursadaha rugaha caafimaadku ay maaraynta hawlahooda ku waafajiyaan baahida iyo
aragtiyooyinka bukaansocodka.

Download the PDF file (in Somali)

Read more about the project on their website (in Swedish)

Ytterligare information

Vikt 11 g